Axmed Madoobe oo War kasoo saaray Doorashadii Aqalka Sare ee Kismaayo ka bilaabatay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmad Maxamed Islaam (Madoobe ) ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay doorashada Aqalka Sare ee maanta ka bilaabatay Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa hambalyo u diray Senotarada Aqalka Sare ee maanta doorteen Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland, waxa uuna xusay in doorashada maanta dhacday meesha ka saartay hubanti la’aantii doorashada laga qabay. “Waxaan … Continue reading Axmed Madoobe oo War kasoo saaray Doorashadii Aqalka Sare ee Kismaayo ka bilaabatay